Xiritaanka 1XBET ee Soomaaliya xal ma u noqondoona dhibaatada ay ka dhaxleen dhallinyarada & Askarta Isticmaasha? - Mustaqbal Media

Dowladda Soomaaliya oo raalli gelin ka bixisay sawirka qariiradda dalka oo muran badan dhaliyay

Xildhibannada labada aqal oo si gacan tag ah ku ansixiyay xisaab xirka miisaaniyadda 2023-ka

Maxay tahay Khariiradda Wasaaradda Batroolka ee hadalheynta ka dhex dhalisay Siyaasiyiinta dalka?

Labada Gole ee Baarlamaanka JFS oo Ansixiyay Xisaab xirka Miisaaniyadda sanadkii tagay 2023

Qarax sababay dhimasho & dhaawac oo maanta ka dhacay Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir

  • Dowladda Soomaaliya oo raalli gelin ka bixisay sawirka qariiradda dalka oo muran badan dhaliyayMustaqbal Media

  • Xildhibannada labada aqal oo si gacan tag ah ku ansixiyay xisaab xirka miisaaniyadda 2023-kaMustaqbal Media

  • Maxay tahay Khariiradda Wasaaradda Batroolka ee hadalheynta ka dhex dhalisay Siyaasiyiinta dalka?Mustaqbal Media

  • Labada Gole ee Baarlamaanka JFS oo Ansixiyay Xisaab xirka Miisaaniyadda sanadkii tagay 2023Mustaqbal Media

  • Qarax sababay dhimasho & dhaawac oo maanta ka dhacay Degmada Kaaraan ee Gobolka BanaadirMustaqbal Media

  • SYM

  • 31st August 2024

  • Banaadir

  • 2 minute read

Sanadkii 2007 ayaa la aasaasay, waa bar khamaarka internetka lagu cayaaro, waxaana mamnuucday hay’adda canshuuraha Maraykanka bishii Janaayo ee sannadkan.

Shirkadda1XBET ayaa shaacisay inay kacday bishii Juun ee sanadkii 2022, balse waa mid hadda shaqeysa. Bishii Luulyo 2019 waxaa heshiis wada shaqayn la gashay kooxda kubadda cagta ee Barcelona.

Waxa lagu eedeeyey in siyaabo sharciga ka baxsan ay u shaqayso, waxaana guddi baaris oo Ruush ah ay shaaciyeen bishii Agoosto 2020 magacyada rag la aaminsan yahay inay abuureen oo la kala yiraahdo Sergey Karshkov, Roman Semiokhin iyo Dmitry Kazorin.

Mustaqbal

strategic communications and public relations

Trang web này chỉ thu thập các bài viết liên quan. Để xem bản gốc, vui lòng sao chép và mở liên kết sau:Xiritaanka 1XBET ee Soomaaliya xal ma u noqondoona dhibaatada ay ka dhaxleen dhallinyarada & Askarta Isticmaasha? - Mustaqbal Media